80 Themes of Windows 7
Waxaan isku soo ururiyey ilaa iyo 80 themes oo aad u quruxbadan,kuwaasoo aad u isticmaali kartaan Windows 7, sida loogu duubo aad ayey u fududahay, markii download aad ku soo sameysid, laba jeer ayaad riixi ama double click, automatic ahaan ayuu isu bedelayaa.markaa kii aad ka heshid baad doorani. Waxaa kaloo gooni aahaan u download gareeyn kartaa, theme iyo icon ka dhigaya Windows 7, Mac oo kale. Windowgu waa 7 laakiin waxaa la moodaa in uu yahay Mac.
Desktop backgrounds
NOTE: Themes kani waxay ku shaqeenayaan (windows 7).
illaa 80 themes ka lena ka download gareeso hoose
illaa 80 themes ka lena ka download gareeso hoose